Waxaa waa socda dirirta udhaxeysa maaamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, taas oo marba marba ka dambeysa isa soo tareysa.
Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa xalay iyo saakay waxa ay sawaariikh ku garaacday magaalada Tel-Aviv iyo magaalooyin kale oo ay xoog ku heystaan Yahuudda, halka Sahaayinaduna ay duqeymo ka geysteen Tehraan.