Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDagaallo Lagu Jabiyay Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo ka Dhacay Sh-dhexe.

Dagaallo Lagu Jabiyay Ciidamada Dowladda Fedaraalka oo ka Dhacay Sh-dhexe.

Waxaa maanta ay dagaallo culus oo udhexeeya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka ay ka dhaceen gobalka Sh-dhexe.

Dagaallada ayaa waxa ay si gaar ah kaga dhaaceen deegaanka Xawaadley oo katirsan Sh-dhexe, waxaana lagu jabiyay cidamada Dowladda Fedaraalka.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lasoo warinayaa in dagaallada lagu gaarsiiyay askarta Dowladda Fedaraalka, walow aanan helin tafaasiil dheeraad ah.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.