Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.
Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay Roobka Xagaaga iyo muhiimaddiisa, iyo sida ay dadka Soomaaliyeed si gaar ah Beeraleyda uga faa’iideysan karaan Roobka, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.