Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 25-05-1446 oo waafaqsan 27-11-2024, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.