Friday, June 20, 2025
HomeAll NewsHowlgal Xubno Keenyaan ah Lagu Dilay oo ka Dhacay Gobalka Mandheera.

Howlgal Xubno Keenyaan ah Lagu Dilay oo ka Dhacay Gobalka Mandheera.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal qorsheysan oo khasaare dhaliyay waxa ay ka fuliyeen, deegaan ku yaalla gobalka Mandheera oo katirsan dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Howlgalka ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacy deegaanka Shimbir Faadumo oo hoostaga degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera oo ay gumeysato Kenya.

Inta la xaqiijiyay 2 xubnood oo Keenyaan ah ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dileen ku dileen, howlgalkaan qorsheysan ee ay ka fuliyeen gobalka Mandheera.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.