Waalid kasta wuxuu ku hamiyaa inuu gaaro cimri dheer oo u suurogeliya inuu arko caruurtiisa oo weynaaday, islamarkaana dhistay qoys Islaami ah, oo kusoo biira bulshada muslimka ah.
Tani waxay sii badineysaa waajibaadka iyo masuuliyaadka saaran waalidiinta, si gaar ah marka ay dhacdo in qoyska la yagleeley uu soo kala dhexgalo mad-madow iyo khilaaf, taasina waxaan uga dayaneyna Nabi Muxammad Salla-llaahu Caleyhi Wasallam.