Waxaa degmada Buulo-fullaay oo katirsan wilaayada islaamiga ah ee Baay lagu soo bandhigay, askar kasoo goostay maamulka la baxay Koonfur-galbeed.
Askartaan oo ay tiradoodu aheyd 3 askari ayaa waxaa lagu kala magacabaa, Cabdiraxmaan Keerow Xasan Feysal Maxamed Aadan iyo Cali Maxamed Xasan Maadey iyo Cabdiraxmaan iyo Feysal, iyagoo muddo ku jiray sadka maamulkaas.