Dowradaan oo uu soo qaban qaabiyay Maktabka Dacwada ee degmada Saakow ayaa waxaa loo qabtay, haweenka ganacsatada ah ee degmadaas.
Dowrada oo socotay muddo 4 maalmood ah ayaa waxaa loo qabtay 85 dumar ah oo kamid ah haweenka degmada Saakow, iyagoona qaatay duruus kala duwan.