Saturday, June 21, 2025
HomeAll NewsSarkaal Keenyaan ah oo Buug ka Qoray Xaaladihii Adkaa ee uu ku...

Sarkaal Keenyaan ah oo Buug ka Qoray Xaaladihii Adkaa ee uu ku Wajahay Soomaaliya.[WARBIXIN]

“Soomaaliya: Codadka Jiidda Hore”  waa xasuus qorka sargaal  howlgab ah oo katirsan ciidanka dowladda Kenya, kaas oo uu uga hadlayo qisada dagaal qaatay mudo ka badan 10 sano oo ay ciidamada Kenya duullaan ku joogaan Soomaaliya.

Buugaan oo uu qoray kornayl  lagu magacaabo Joseph Mulowa  ayuu diirada ku saarayaa  dagaalka ciidanka KDF ay Soomaaliya ka galeen tan iyo sanadkii 2011, xiligaas oo ay dalka dullaan kusoo galeen iyaga oo soo qaaday howlgal milatari oo ay ugu magacdareen “Linda Inji” Korneyl Joseph Mulowa ayaana ka sheekaynaya maalmihii iyo habeenadii madoobaa ee uu kusoo qaatay xeryaha milatari ee ay kaga suganyihiin gobolka Juba-Hoose.

Halkaan ka Degso Warbixinta Sarkaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.