Sunday, June 22, 2025
HomeAll NewsArday Soomaali ah oo ku Dhaawacantay Duqeymaha Maamulka Yahuudda ee Dalka Iiraan.

Arday Soomaali ah oo ku Dhaawacantay Duqeymaha Maamulka Yahuudda ee Dalka Iiraan.

Ardaydaan oo wax ka baranayay magaalada Tehran ee caasimadda dalka Iiraan ayaa waxa ay dhaawacyo kasoo gaareen, weerarka uu maamulka gumeysiga Yahuudda ka wado dalka Iiraan.

Mid kamid ah ardaydaan oo lagu magacaabo Mustafa Cali ayaa waxa uu sheegay, in qaar kamid ah ardayda ay dhaawacyo fudud kasoo gaareen duqeymaha Yahuudda.

Halkaan ka Degso Warka Ardayda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.