Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay la saadaalinayay in Dowladda Mareykanka ay si toos ah ugu soo biiri doonto dagaalka u dhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, ayay Washington qaaday tallaabadii laga filayay.
Dowladda Mareykanka ayaa xilli dambe oo habeenkii xalay aheyd waxa ay weerar toos ah ku qaaday, ugu yaraan 3 xarumood oo lagu farsameeyo hubka wax gumaada ee nukliyeerka, kuwaas oo ay laheyd xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan.