Sunday, June 22, 2025
HomeAll NewsCiidamo Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dhaawacay Macallin Iskuul.

Ciidamo Katirsan Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dhaawacay Macallin Iskuul.

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ka dhacay weerar uu geystay askari katirsan ciidamada Sirdoonka Dowladda Fedewraalka, kaasoo beegsaday mid kamid ah macallimiinta iskuullada ku yaala magaalad.

Askari dharcad ah oo katirsan Sirdoonka Dowladda Federaalka ayaa beegsaday macallin kamid ahaa kormeerayaasha imtixaannada iskuullada ku yaala Muqdisho, waxaana askrigu ku dooday in macallinka uu ku adkeeyay imixaanka.

Askariga ayaa weerarka u adeegsaday bastoolad uu watay, waxaana macallinka soo gaaray dhaawac, arintan ayaana muujineysa sida dhibaatooyinka ay geysanayaan ciidamada Dowladda Federaalka ay u wada saameysay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Muqdisho.

Halkaan ka Degso Warka Askariga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.