Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo ka warbixiyay, weeraradii maanta ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-qooxle ee gobalka Hiiraan.
Sheekha ayaa sheegay in dagaalladaas lagu dilay 33 askari oo katirsan Dowladda Fedaraalka, sidoo kalana lagu dhaawacay 39 kale.