Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsItoobiya oo Sheegtay in la Gaaray Waqtigii ay Intifaacsan Laheyd Shidaalka Soomaali-galbeed.

Itoobiya oo Sheegtay in la Gaaray Waqtigii ay Intifaacsan Laheyd Shidaalka Soomaali-galbeed.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in la gaaray xilligii ay intifaacsan laheyd Shidaalka Dhulka Soomaali-galbeed oo ay boob ku waday mudooyinkii lasoo dhaafay.

Dawlada Ithoobiye ee uu hugaamiye Abey Axmed ayaa waxa ay shaaca ka qaaday in ay dhawaan la bixi doonto, shidaalka ku jira dhulka somali galbeed ee ay gumeesiga ku hesato, iydon ay wararka qaar sheegeyaan in ay hure ubiliqesan jirta qeyraadka dhulkas.

Xili uu lahadlaya xisbiyada mucaaradka ee Dawladiisa ayaa waxa uu sheegay Abey Axmed, in mudo ka yar 60maalmod gudahooda lagu soo saarri doono Shidaalka Somaligalbeed , isla markaan ay intifaasan doonaan dadka Ithoobiyaanka ah.

Muuqaalo lagu baahiyay baraha Bulshada ayaan muujinaya qalabka lagu qodo ceelasha shidaalka oo kusii wajahay, goobaha ay calaamesatay Dawlada Ithoobiya.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.