Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsBulshada Muqdisho: "Mareykanku waa Cadow Duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka".

Bulshada Muqdisho: “Mareykanku waa Cadow Duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka”.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Mareykanku uu yahay cadow duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka.

Iyagoo ka aragti dhiibanayay duullaanka uu Mareykanku ku qaaday dalka Iiraan, ayay qaar kamid ah bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho sheegeen, in Mareykanku uu yahay cadow duullaan ku ah Muslimiinta Caalamka.

Washington ayay sheegeen iney masuul ka tahay jaraa’imta ay Yahuudda iyo Shisheeyaha kalaba kula kacayaan dadka Muslimiinta ah, sidaas darteedna loo baahan yahay in dagaal lagala hortago.

Halkaan ka Degso Warka Bulshada Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.