Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsXukun Xaddu Zino ah oo ka Dhacay Magaalada Jamaame ee Jubada-hoose.

Xukun Xaddu Zino ah oo ka Dhacay Magaalada Jamaame ee Jubada-hoose.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee magaalada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa riday xukun Xaddu Zino ah, kaasoo lagu fuliyay wil iyo labo gabdhood, kuwaaso ku dhacay fal zino ah.

Fagaaraha weyn ee magaalada Jamaame ayaa waxaa shalay soo xaadiray dadweyne badan oo usoo daawasho tagay fulinta xukunk sharciga ah, waxaana xukunka ku dhawaaqay mid kamid ah garsoorayaasha Maxkamadda Islaamiga ah.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.