Munaasabad ka dhacday deegaanka Waraha Dhoobley ee hoostaga degmada Bu’aale ee gobalka Jubada-dhexe, ayaa waxa ay beesha Cawlyahan oo kamid ah beelweynta Ogaadeyn waxa ay ku wareejisay, 40 neef oo Geel ah oo ay ugu tala gashay ciidamada Xarakada Mujaaidiinta Al-Shabaab ee ku sugan furimaha dagaalka.