Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Shisheeyuhu ka Daalay Kana Jartay Kaalmadii ay...

Dowladda Fedaraalka oo Sheegtay in Shisheeyuhu ka Daalay Kana Jartay Kaalmadii ay ka Heli Jirtay.

Dowladda Fedaraalka ayaa sheegtay in Shisheeyuhu ay ka daaleen taageeradeeda si cadna loogu sheegay in laga joojiyay taageeradii ay heli jireen.

Ra’iisul-wasaare ku Xigeenka Dowladda Fedaraalka Saalax Axmed Jaamac ayaa isagoo ka hadlayay goob madal ah waxa uu tilmaamay, in Shisheeyuhu ay albaabada kasoo xirteen, islamarkaana ay joojiyeen taageeradii ay a heli jireen.

Halkaan ka Degso Warka Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.