Tuesday, June 24, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo ku Baaqay Xabad Joojin la Dhex Dhigayo Iiraan iyo Yahuudda.

Mareykanka oo ku Baaqay Xabad Joojin la Dhex Dhigayo Iiraan iyo Yahuudda.[FALANQEYN]

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay xabad joojin la dhex-dhigayo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan iyo maamulka gumeysiga Yahuudda, kuwaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay isweydaarsanayeen duqeymo culus.

Hishiiska ayaa waxa uu socon doonaa muddo 12 saacadood ah, waxaana tani ay kusoo aadeysaa kadib markii xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ay xalay weerar ku qaaday, saldhigyada uu Mareykanku ku leeyahay dalka Qadar.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.