C/Raxmaan Gureey oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay inuu maalinba maalinta ka dambeysa kusii adkaanayo dagaalka ka socda gobolka Hiiraan.
Wuxuu tilmaamay inuu culues xooggan ku hayo isagoo qiray iney uga le’deen askar badan.