Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsWeerar Baadari Lagu Dilay Kuwa Kalana Lagu Afduubtay oo ka Dhacay Kaniisad...

Weerar Baadari Lagu Dilay Kuwa Kalana Lagu Afduubtay oo ka Dhacay Kaniisad ku Taalla Itoobiya.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa ku waramaya, in kooxo hubeysan oo ka howlgala gobalka Oromiya ee gudaha dalkaas ay weerareen, mid kamid kaniisadaha ku yaalla dalka Itoobiya.

Kaniisadda la weeraray ayaa ku dhawaad 60 KM Koonfur-bari waxa ay kaga beegan tahay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa, waxaana weerarka ka dhashay khasaare nafeed, iyadoona ay kooxdu ay afduubteen tiro Baadariyaal ah.

Mid kamid ah Baadariyaashii ku sugnaa Kaniisadda ayay kooxdu ku dileen isla goobta, iyagoo sidoo kale afduubtay qaar kamid ah Baadariyaashii ku sugnaa Kaniisadda, kuwaas oo aan la ogeyn tiradooda.

Halkaan ka Degso Warka Itoobiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.