Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsXubin Katirsan Maamulka Jubbaland oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay Inuu Burburiyay Ciidankooda.

Xubin Katirsan Maamulka Jubbaland oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay Inuu Burburiyay Ciidankooda.

Axmed Ugaas oo ah Xildhibaan katirsan maamulka la baxay Jubbaland, ayaa eedeeymo culus ujeediyay madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sheegay inuu burburiyay ciidankooda, dhexdoodana isku diray, isagoo dhanka kale xusay iney is khilaafsan yihiin wax usoo kordhayna jirin.

Wuxuu dhanka kale qeexay in Xasan hadalladiisu iska hor imaanayaan, oo uu mar leeyahay shisheeyaha waan isku filanahay mar kalena leeyahay waan idiin baahanahay.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.