Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsDowladda Fedaraalka oo Wali Sii Wada Iney Dadka ku Qasabto Iskadiiwaan-galinta Doorashada.

Dowladda Fedaraalka oo Wali Sii Wada Iney Dadka ku Qasabto Iskadiiwaan-galinta Doorashada.

Wali waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya afduubka iyo dhibaatooyinka kale ee ay geysanayaan ciidamada Dowladda Fedaraalka, kuwaas oo dadka shacaba ah ku qasbaya iney ka qeyb galaan doorashooyinka.

Ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa guryaha ugu galaya dadka rayidka ah, iyagoo aan kala reebeynin dadka xanuunsan iyo kuwa kale intaba.

Muuqaal qabsaday baraha Internetka ayaa lagu arkayaa ciidamo qori caaradii ku xeynaya arday iyo macallimiintooda, iyagoo xittaa aan dhaafeyn haweenka umusha ah.

Halkaan ka Degso Warka Dhibaatada Bulshada Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.