Thursday, June 26, 2025
HomeAll NewsXubno Katirsan Maamulka Itoobiya ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq.

Xubno Katirsan Maamulka Itoobiya ka Dhisatay Soomaali-galbeed oo Lagu Eedeeyay Musuqmaasuq.

Maamulka magaalada Gursum ee hoostaga kan dowladda Itoobiya ka dhisatay dhulka Soomaali-Galbeed, ayaa magaaladaasi kawada musuqmaasuq xargaha goostay.

Xubnaha maamulka degmadan ayaa caadeystay iney markasta musuqmaasuqaan lacagaha ka maamul ahaan loosiiyo, iyagoo waxayna haatan mareysaa iney iibsadaan qalab caafimaad oo loo siiyay, kadib markii ay lacagihii gacanta soo mariyeen.

Halkaan ka Degso Warka Soomaali-galbeed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.