Mid kamid ah dhacdooyinka ka dhacay sanadka 1446-da hijriyada Wilaayaatka Islaamiga, waa dilkii uu Maraykanku u geystay Sheekh Muxamad Mire Waaligii Wilaayaatka Islaamiga, kaasoo kaalin firfircoon ku lahaa halganka ka socda dalka. Bayaan kasoo baxay hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaana lagu xaqiijiyay dilka uu Maraykanku u geystay Sheekh Muxamad Mire.
Halkaan ka Degso Warbixinta Istish-Haadka.