Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta qarax la beegsaday, gaari C/Bile ah oo ay la socdeen askar katirsan Dowladda Fedaraalka.
Gaarigan ayaa ku gubtay qaraxii ay la beegadeen ciidanka Mujaahidiinta, waxaana dhimasho dhaawac ku noqday askar saarneyd .
Inta la xaqiijiyay waxaa ku dhintay 2 askari, halka ay ku dhaawacmeen 6 kale.
Waayihii udambeeyay Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka hawlgala aaggaasi ayaa waxaa ay sii laba jibbbaareen weerarada noocaan oo ay la beegsanayaan askarta socotada ah ee Dowladda Fedaraalka.