Saturday, June 28, 2025
HomeAll NewsMaamulka Hirshabeelle oo Sheegay Iney Wadi La'yihiin Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab.

Maamulka Hirshabeelle oo Sheegay Iney Wadi La’yihiin Dagaalka ka Dhanka ah Al-Shabaab.

Wasiir amniga ee maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa tilmaamay iney wadi la’yihiin dagaallada ka socda Bariga gobolka Hiiraan, isaga oo sheegay in meydkoodu banaanka yaal.

Cabdi Daahir Guure Karoore oo ah Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka la baxay Hirshabeelle ayaa sheegay, in sheegay in dagaalku ku adkaaday, isagoo dhanka kale qirtay in laga laayay askar badan.

Wuxuu quus ka muujiyay sii waditaanka dagaalka ay kaga jiraan Hiiraan, isagoo cabanaya dhaqaale la’aan iyo garab istaag ay ka waayeen Dowladda Fedaraalka.

Madaxda Dowladda Fedaraalka ayuu ku eedeeyay iney xaflado iyo muusik isaga dhexjiraan, wuxuuna nasiibdarro ku tilmaamay arrintaasi sida uu hadalkiisa udhigay.

Halkaan ka Degso Warka Wasiirka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.