Saturday, June 28, 2025
HomeAll NewsWiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Wajeer ee Dhulka...

Wiil Dhalinyaro ah oo Lagu Dilay Deegaan Katirsan Gobalka Wajeer ee Dhulka NFD.

Saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ayaa waxa ay deegaan ku yaalla gobalka Wajeer ku dileen, wiil dhalinyaro ah kamid ahaa dadka ku dhaqan deegaankaas.

Wiilka la dilay ayaa lagu magacaabo jiray Jibriil Cabdulle Qanyare oo 21 jir ah, qaar kamid ah ehellada wiilka la dilay ayaana ka warbixinaya qaabka loo dilay wiilkooda.

Mudooyinkii lasoo dhaafay waxaa dhulka NFD ee ay gumeysato Kenya kusii kordhiyay dilalka iyo tacadiyaadka ay ciidamada Kenya iyo burcadda hubeysan ee udhashay dalkaas ugeysanayaan dadka Soomaalida ah.

Halkaan ka Degso Warka Wajeer

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.