Saturday, June 28, 2025
HomeAll NewsAskar Dhaawacyo ah oo Sheegay Iney Nolol Xumo ah iyo Amni Darro...

Askar Dhaawacyo ah oo Sheegay Iney Nolol Xumo ah iyo Amni Darro ay ku Heysato Muqdisho.

Boqolaal askar dhaawacyo ah oo katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa shegay iney dareemayaan xaalad amni darro, iyo iney la kulmaan dayaac kaga timaada dhanka dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh.

Waxaa muddo bilooyin ah guri ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu hayaa dhaawacayadii boqolaal askar oo katirsan ciidanka Dowladda Fedaraalka kuwaasoo kusoo dhaawacmay dagaallada ka socda gobolka Hiiraan.

Askartan ayaa waxaa lasoo daristay xaalad amni darro, waxayna dhanka kale ka cabanayaan in ay la kumaan dayaacaad kaga timaada dhanka Dowladda Fedaraalka maadaama ay dhaawacyo qabaan.

Halkaan ka Degso Warka Askarta Dhaawacyada ah

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.