Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsDibadbax ka Dhan ah Maamulka la Baxay Puntland oo ka Dhacay Magaalada...

Dibadbax ka Dhan ah Maamulka la Baxay Puntland oo ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo.

Maalintii shalay waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ka dhacay, dibadbax ay dhigeen haweenka ganacsiyada yaryar ku leh magaaladaas.

Haweenka ayaa kasoo horjeeday go’aan kasoo baxay maamulka la baxay Puntland, kaas oo ahaa iney ka guuraan goobaha ay ku ganacsadaan.

Sawirro iyo muuqaallo laga soo qaaday dadka dibadbaxa dhigayay ayaa muujinaya, iyagoo dhagxaan ku gooyay wadooyinka, islamarkaana diidan amarka kasoo baxay maamulka la baxay Puntland.

Halkaan ka Degso Warka Gaalkacyo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.