Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsMas'uul iyo Askari Katirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Ismaamulka Katirsan Dalkaas.

Mas’uul iyo Askari Katirsan Dowladda Kenya oo Lagu Dilay Ismaamulka Katirsan Dalkaas.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa saldhigga Booliska Ng’iya ee ismaamulka Siaya ka dhacay dhacdo lama filaan ah taasoo oo uu askari katirsan ciidanka Kenya nafta ku dhaafiyay Laba alifle Chesise oo ahaa taliyihii haystay saldhigga.

Askariga dilka geystay ayaa taliyahan ugu tegay halka uu ka deganaaa saldhigga wuxuuna rasaas kaga furay xabadka iyo gacmaha.

Kadib dilka taliyihii saldhigga waxaa isna la toogtay askariga dilka geystay oo isku dayay inuu baxsado, waxaana dilay ciidankii saldhigga joogay.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.