Maamulka gumeysiga Yahuudda ayaa wajahaya isbadallo waaweyn oo saameyn taban usida, kuwaas oo muujinaya barakaca xooggan ee kusii baahaya Kayaankaan Suhyuuniga ah, oo ay dadka Yahuudda ah kaga cararayaan deegaannada sida xoogga ah loogu deegaamayay tan iyo sanadkii 2023 oo ku beegan kolkii uu billawday duullaaanka Qazza.
Warbixinnada kasoo baxaya gudaha maamulka Yahuudda ayaa noqday kuwa xiisad daakhili ah ku baahinaya gudaha Kayaanka Suhyuuniga ah, dadka Yahuudda ah ayaana iminka u degdegaya sidii ay kaga baxsan lahaayeen deegaannada lagu deegaamayay, iyagoo ka cararaya rabshada dhaqaale iyo kuwa amni ee uu wajahayo maamulkooda.