Tuesday, July 1, 2025
HomeAll NewsBurcad Koonfur Afrikaan ah oo Dil iyo Dhaawac u Geystay Dhalinyaro Soomaali...

Burcad Koonfur Afrikaan ah oo Dil iyo Dhaawac u Geystay Dhalinyaro Soomaali ah.

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa ku waramaya, in burcad Koonfur Afrikaan ah ay weerar ku qaadeen dhalinyaro Soomaali ah oo xarun ganacsi ku lahaa maaalada Cape Town ee gudaha dalkaas.

Burcadda oo dooneysay iney dhac ugeystaan xarunta ganacsi ayaa waxa ay rasaas oodda uga qaadeen dhalinyarada, taas oo sababtay geerida Maxamed Cali Maxamuud, halka ay sidoo kale dhaawaceen 2 dhalinyaro ah.

Burcadda ayaa waxa ay markii hore Maxamed uga tageen dhaawac ahaan, balse ugu dambeyn waxa uu ku geeriyooday mid kamid ah isbitaallada ku yaalla maaalada Cape Town.

Halkaan ka Degso Warka Koonfur Afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.