Wednesday, July 2, 2025
HomeAll NewsAxsaabta Faransiiska oo Kordhiyay Weeraradooda ku Saleysan Islaam Naceybka iyo Isir-sifeynta.

Axsaabta Faransiiska oo Kordhiyay Weeraradooda ku Saleysan Islaam Naceybka iyo Isir-sifeynta.[WARBIXIN]

Dalka Faransiiska oo kamid ah wadamada sida aadka ah looga naceb yahay Islaamka iyo Muslimiinta, ayaa waxaa mudooyinkii lasoon dhaafay kusoo badanayay falalka Islaam naceybka ah ee ay geysanayaan gaalada xagjiriinta ah.

Axsaabta siyaasadeed ee ka dhisan dalka Faransiiska ayaa hormuud ka ah falalkaan islaam naceybka ah, iyadoona ay sare ukaceen xadgudubyada ka dhanka ah Muslimiinta iyo muqadasaadkooda, kuwaas oo ay ku kacayaan xubno abaabulan oo ay gadaal ka riixayaan axsaabta xagjirka ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta Faransiiska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.