Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 07-01-1447 oo waafaqsan 02-07-2025, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.