Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsXaalado Dhanka Nolosha ah oo ka Jira Deegaan Hoostaga Magaalada Baladweyne.

Xaalado Dhanka Nolosha ah oo ka Jira Deegaan Hoostaga Magaalada Baladweyne.

Deegaanka Dhoobe ee dhaca duleedka magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa laga soo sheegayaa xaalado dhanka nolosha ah.

Biyo la’aan baahsan oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ayaa ka jirta deegaankaan.

Goobo aad uga fog tuulada ayay dadku ka helaan biyo ay lacago badan ku bixiyaan, saameynta arrintaan ayaana si weyn looga dareemayaa deegaanka.

Halkaan ka Degso Warka Biyo La’aanta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.