Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsKhasaare Nafeed oo ka Dhashay Weerar ka Dhacay Magaalada Isiolo ee ay...

Khasaare Nafeed oo ka Dhashay Weerar ka Dhacay Magaalada Isiolo ee ay Gumeysato Kenya.

Dhawaan waxaa Isiolo oo kamid ah dhulka Soomaaliyeed NFD ee ay dowladda Kenya gumeysato ka dhacay, weerar ay fuliyeen koox burcad ah.

Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal ruux halka ay ku dhaawacmeen lix ruux oo kale, waxayna arrintaasi walaac ku beertay dadka deegaanka.

Waxaa looga shakiyay kooxda weerarka geystay iney yihiin kuwa lo’da dhaca, in kastoo aan la hayn cadeyn rasmi ah oo xaqiijineysa arrintaasi.

Halkaan ka Degso Warkan Siyeelow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.