Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsDhaqaale Xumo Soo Wajahday Bajaajleyda ka Howlgala Magaalada Beydhabo.

Dhaqaale Xumo Soo Wajahday Bajaajleyda ka Howlgala Magaalada Beydhabo.

Dhaqaale la’aan baahsan ayaa soo wajahday wadayaasha mooto Bajaajta ee ka hawlgala magaalada Baydhabo ee xarunya gobolka Baay.

Darawallada mooto Bajaajta ee ka shaqeysta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ka cabanaya dhaqaale la’aan baahan oo soo wajahday.

Wadayaashan ayaa sheegay in dhaqaale la’aantu uu sababay sicirbarar ka jira magaalada, shidaalkiina uu ku qaaliyoobay.

Halkaan ka Degso Warka Bajaajleyda Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.