Thursday, July 3, 2025
HomeUncategorizedDaahir Amiin Jeesow oo ka Hadlay Diiwaangalinta Qasabka ah ee ay Wado...

Daahir Amiin Jeesow oo ka Hadlay Diiwaangalinta Qasabka ah ee ay Wado Dowladda Fedaraalka.

Daahir Amiin Jeesow oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay iney Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay isbaarooyin dhigatay wadooyinka soo gala magaalada Muqdisho si ay dadka safarka ah gaadiidka ugala degto si qasab ahna ugu diiwaan geliso waxa ay ugu yeertay doorashooyinka qof iyo codka lagu sheegay.

Xildhibaanka ayaa soo hadal qaaday dhacdo dil ah oo dhawaan ka dhacday duleedka Muqdisho, taasoo lagu dilay nin darawal ah, wuxuuna sheegay in ninkaasi ay dileen gudiga uu magacaawday Xasan Sheekh, diiwaan gelin awgeedna loo dilay.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.