Maamulka islaamiga ah ee Gobalka Bakool ayaa dowro diini ah usoo gaba gabeeyay Qaar kamid ah cullimada ku sugan Wilaayadaasi.
Dowradaan oo lagu magac daray Allaha unaxariistee Sheekh Nuur Macallin Cabdiraaxmaan ayaa waxa ay culimadu usocotay muddo todobaad ah, waxa ayna ku qaateen duruus kala duwan.