Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Qiray Dhiigbaxa Ciidankooda ay ku Wajahayaan Furimaha Dagaalka.

Xasan Sheekh oo Qiray Dhiigbaxa Ciidankooda ay ku Wajahayaan Furimaha Dagaalka.

Xasan Sheekh oo ah Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa isagoo ka hadlayay goob madal ah waxa uu qiray, in ciidamo iyo maleeshiyaad aad u badan oo iyaga taabacsan ay ku le’deen, dagaalladii ugu dambeeyay ee ay la galeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xasan ayaa ka dhawaajiyay in sidoo kale isbitaallada magaalada Muqdisho ay buux dhaafiyeen dhaawacyada ciidanka iyo maleeshiyaadkaas, kuwaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay laga deyrinayay xaaladooda.

Khasaaraha ayuu tilmaamay inuu u badan yahay dhanka maleeshiyaadka taabacsan Dowladda Fedaraalka, kuwaas oo ay dhaawacyaadoodu buux dhuufiyeen isbitaallada ku yaaallaa Muqdisho.

Halkaan ka Degso Warka Xasan Sheekh

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.