Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo kamid ah Xildhibaannada Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in nidaamka udhisan uu shisheeyaha ku tiirsan yahay wixii ay iyagu rabaanna umeeriyaan.
Wuxuu sheegay in dhaqaalaha la siinayo ay ku qaataan iney fuliyaan shisheeyahu waxa ay ka doonayaan, wadada ay marayaana loo tilmaamo si ay ugu dhaqmaan sida ay shisheeyuhu ka rabaan.
Xeerarka la yaabka leh ee la horgeeyo Baarlamaanka Fedaraalka ayuu qiray iney shisheeyuhu ukeenaan, isagoo xusay ineysan xataa xildhibaanadu akhrin.