Thursday, July 3, 2025
HomeAll NewsDibadbax Looga soo Horjeedo Dhibaatooyinka ay Ciidanku Geystaan oo ka Dhacay Muqdisho.

Dibadbax Looga soo Horjeedo Dhibaatooyinka ay Ciidanku Geystaan oo ka Dhacay Muqdisho.

Maalintii shalay waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soo,maaliya ka dhacay, dhibad ay dhigeen darawallada kaxeeya mooto laba lugooleyda ee ka hawlgala Xamar.

Mudaharaadkan ayaa ka dhacay isgoyska namabar afar ee Muqdisho, waxayna wadayaashu xirteen wadadaasi, kadibna waxaa rasaas ku kala eryay ciidanka Dowladda Fedaraalka oo aan ku meel dayeyn xabadaha ay ku furayaan darawallada dibadbaxa dhigayay.

Qaar kamid ah dibadbaxayaasha oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay dhibaatooyinka kala duwan ee ay ku hayaan ciidanka Dowaldda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warka Dibadbaxa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.