Askarigaan oo lagu magacaabo Xasan Cali Cabdulle ayaa waxa uu tilmaamay, in uu kolkii hore katirsanaa ciidamo lagu jabiyay deegaanka Geelgub ee gobalka Sh-dhexe.
Intaasi kadib ayuu xusay in diyaarad lagu qaaday islamarkaana laga dajiyay degmada Aadan Yabaal, halkaasna ay ku wajaheen dhibaato ka daran tii hore oo ay naftooda la baxsadeen.
Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayuu ku eedeeyay inuu meel cidlo ah uga dhaqaaqay, iska daa iney daryeel ka helaana xitta laga lunsaday lacago ay hey’ado shisheeye ugu talagaleen ciidanka.