Friday, July 4, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Jubada oo Diyo Ukala Wareejiyay Laba Beelood oo...

Maamulka Islaamiga ah ee Jubada oo Diyo Ukala Wareejiyay Laba Beelood oo Walaalo ah.

Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Hoose ayaa diyo ukala wareejisay Beelaha Cowrmale iyo Mareexaan ee dega Gobolkaas.

Munaasabad ka dhacday Jubada Hoose ayay beesha Cowrmale waxa ay Beesha Mareexaan ku wareejisay diyo 30 neef ah, waxa ayna beesha Mareexaan u cafisay beesha Cowrmale 2 neef oo Geel ah.

Halkaan ka Degso Warka Diyada

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.