Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXubno uu Trump Xilal u Magacaabi Rabo oo Hanjabaado loo Jeediyay.

Xubno uu Trump Xilal u Magacaabi Rabo oo Hanjabaado loo Jeediyay.

Wararka ka imaanaya dalka Mareykanka ayaa sheegaya, in xubnaha ugu muuqmuuqada ee utaagan xilalalka uu maxaweynaha Mareykanka Trump doonayo inuu magacaabo markii uu kursiga ku fadhiiso ay la kulmayaan, hanjabaado iyo weerar toos ah loogu goodinayo iney la kulmidoonaan.

Xubanahan ayaa usharraxan iney noqdaan wasiirro iyo xubano kale oo kaaliyaal unoqda Trump, maanta uu ugu dmabeysay ayaana loogu hanjabay in xatta weerarka ka dhanka ah loo adeegsan doono banbaanooyin.

Waxay xubnahan haatan dareemayaan cabsi xooggan, iyadoo loo sameeyay dad si gaar ah uqaabilsan amaankooda, lagana ilaalinayo in lasoo weeraro.

Marka laga soot ago xubanahan Donlad Trump ayaa laftiisa sidan oo kale intii uu mushrraxa ahaa wuxuu la kulmay hanjabaado iyo weerar toos ah oo naftiisa halis geliyay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.