Dhawaan waxa uu dagaal xagga hawada ah dhexmaray maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, kaas oo reebay saameyn ay dareemayaan labada dhinac iyo dowladaha kale ee Mandiqadda.
Dowladda Ciraaq wax ay kamid tahay, dowladaha uu sida adag usameeyay dagaalkaas, waxa uuna ku keenay culeysto millatari iyo kuwa dhaqaale intaba.
Halkaan ka Degso Warbixinta Saameynta Ciraaq