Inka Badan 63 Qof oo Waabarigii Maanta oo Kaliya ku Shahiiday Marinka Qazza, iyadoo Muqaawamada Falastiin ay Ka Hadashay Hishiiskii Xabad Joojinta ee uu Dhawaan uu Shaaciyay Mareykanka. Dad Kuleyl Dartiis ugu Geeriyooday Gudaha Qaaradda Yurub. Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.