Friday, July 4, 2025
HomeAll NewsXamse Cabdi Barre oo Qiray in Saraakiil Badan Lagu Laayay Dagaalka ay...

Xamse Cabdi Barre oo Qiray in Saraakiil Badan Lagu Laayay Dagaalka ay Kula Jiraan Al-Shabaab.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Fedaraalka Xamse Cabdi Barre ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in saraakiil aad u badan ay ku waayeen dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Xamse ayaa tilmaamay in aysan tiro laheyn saraakiisha ay dishay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo uu tilmaamay iney lafdhabar u ahaayeen dagaalka ka dhanka ah Mujaahidiinta.

Waxa uu geesta kale qiray in uu halis ku jiro amnigooda iyo guud ahaan jirintaankooda.

Halkaan ka Degso Warka Xamse Cabdi Barre

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.