Waa silsilad aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan, waxaadna habeen waliba ku dhageysan doontaan insha’allaah Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Halkaan ka Degso Goosgoos- Silsiladda Halyeeyadii Badar- Sheekh Cabdul Ilaah
Lasoco Telegramyada cusub ee Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
👇👇👇
https://t.me/+po0Eq8FY5CxkMGE0
👇👇👇
https://t.me/+IeD-sIAMqEtlMjc0
👇👇👇
https://t.me/AlFurqaan61